Villa Soomaaliya oo diyaarisay qorshe lagu fashilinayo kursiga Xildhibaanimo uu doontay C/Raxmaan C/shakuur

Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ahna musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhawaan gaaray magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug si uu ugu tartamo kursiga Xildhibaanimo ee beeshiisa leedahay. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa la sheegay in taageero badan ka heesto waxgaradka iyo bulshada beeshiisa  ayna raali uga yihiin in uu ku matalo gollaha shacabka afarta sano ee soo … Continue reading Villa Soomaaliya oo diyaarisay qorshe lagu fashilinayo kursiga Xildhibaanimo uu doontay C/Raxmaan C/shakuur